Rag ka tirsan Al-Shabaab oo la qabtay iyagoo ku sii jeeda buuraha Galgala

Ciidamada Puntland ayaa degmada Badhan ee gobolka Sanaag ku qabtay xubno si weyn loogu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab kuwaasoo ku socday buuraleyda Galgala ee gobolka Bari kooxdan ay fariisimo ku leeyihiin. Sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta degmada Badhan ragga la qabtay oo ka soo baxay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa gaarigii … Continue reading Rag ka tirsan Al-Shabaab oo la qabtay iyagoo ku sii jeeda buuraha Galgala